Qeexid
"(-llo, m.dh) Nin hilibka dadka cuna."
"(-llo, m.dh) Nin hilibka dadka cuna."
Wadaag:
Naag dadka qalata oo hilibkiisa cunta.
(m.u) Koox dad ah oo hilibka dadka cunta.
m.dh
Wadaag:
(-dyo/-ddo, m.dh) D. ah: libaax ama waraabe halis ah oo hilibka dadka ku nool.
m.l
Wadaag:
(-dyow, m.l) Naaley waxa Eebbe abuuray ugu sarreysa, dhogor lahayn oo garaadkeeda hadal ku cabbiri karta.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Ficil rabsho badan iyo buuq iwm oo si wadajir ah, ay sameeyaan dad badan gaar ahaana meel fagaara ah.
m.dh
Wadaag:
Nooc digirta ka mid ah, iniino yaryar oo qaab wareegsan leh oo la cuno.
Cad dhalo ah oo wixii lagu fiiriyo muukaalqooda weynaysa.
m.l
Wadaag:
Qurac weyn oo har badan.
Qori weyn qallalan oo la shito; dhamal.
Caws dumaa ah.
m.l
Wadaag:
Dheeh cillaan guduud ah oo birta iyo xadiid-sulubka ku dul samaysma marka ay biyuhu la falgalaan maaddadooda; mirir.
m.l
Wadaag: