"Dadqalato ahaansho."
Wadaag:
ld dadqalnimo.
m.dh
Dadqal ahaansho. ld dadqaladnimo.
Naag dadka qalata oo hilibkiisa cunta.
(m.u) Koox dad ah oo hilibka dadka cunta.
Dadqaad ahaansho.
Dadqalnimo.
m.l
(-llo, m.dh) Nin hilibka dadka cuna.
Dad ahaansho.
(-dyo/-ddo, m.dh) D. ah: libaax ama waraabe halis ah oo hilibka dadka ku nool.