Qeexid

"(-faf, m.l) (muus.)Durbaan yar oo shulushyo bir ah leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daf oo kali ah:
  • Dhinaca kale waxaa xalay saqdii dhexe ka bilowday xerada Daynuunay,oo labatan KM u jirta Baydhabo madafiic labada dhinac is-waydarsanyaan.
  • Maamulaha kastamka Berbera Cali Axmed Maxamed wuxuu intaa ku daray oo uu yidhi; “warkaa uu Jamhuuriya qoray waa mid eeddiisu khusayso weriyaha Jamhuuriya ee Berbera oo hadaftkiisa qof kastaaba garan karo.