Qeexid
"Qof sabool ah."
"Qof sabool ah."
Wadaag:
(-ro, m.l) Guri, shub, dhagax, jaajuur iwm ka samaysan; sar.
m.dh
Wadaag:
Cudur halis ah, sangoror leh oo fardaha ku dhaca. ld darfac, dirfac.
m.l
Wadaag:
Wax wareega sida garangarta.
Makiinad dharka lagu tolo.
Duraanka dharka lagu tolo ama lagu fasilo.
m.l
Wadaag:
Sabuulka isagoo aan bislaan oo weli curdan ah beerta laga gooyo, ka dibna inta god lagu guro la dubo.
Weel kasta oo dab la saaro.
m.l
Wadaag:
Ka d.: wax si kedis ah u dhufsasho.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Nooc haadda hilib cunka ka mid ah, dheereysa oo si dhaqso leh bahallada yaryar ama hilibka u dhufsata; so'laduul; huunfey. ld dafto, dhifato, dhufato.
m.dh
Wadaag:
Dawo xoolaad budo ah oo reer miyigu dadka uga daaweeyaan cudurrada caloosha, sida xundhurta, tiifaha iwm.
m.dh
Wadaag:
Caddayn magaca Eebbe lagu adkeynayo in wax laga run sheegayo.
m.dh
Wadaag:
Xabad.
(-rar, m.l) Daloolka yar ee haruubka dhiisha ama haanta.
(-rar, m.l) Cuf yar oo la geliyo daloolka haruubka dhiisha ama haanta. 4. Hilib jiir ah oo sararta inteeda dambe ee araxda xigta saaran.
m.l
Wadaag:
Wax shidid (dab); wax ifid (nal, feynuus iwm).
Taabasho; maagid; daandaansi.
Qof dilid; qof rayd.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax shidasho (dab, nal, raadiyo,telefishan iwm).
Qof tartiib u taabasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Geed weyn oo harac ah.
Dhismo hoos leh, qabriyada laga ag dhiso oo Quraanka lagu akhriyo.
m.l
Wadaag: