Qeexid
"(-layaal, m.l/dh) Qof dafdaf badan; meelo galgal badan."
"(-layaal, m.l/dh) Qof dafdaf badan; meelo galgal badan."
Wadaag:
Ka d.: wax si kedis ah u dhufsasho.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Nooc haadda hilib cunka ka mid ah, dheereysa oo si dhaqso leh bahallada yaryar ama hilibka u dhufsata; so'laduul; huunfey. ld dafto, dhifato, dhufato.
m.dh
Wadaag: