Qeexid
Dafdaf samayn.
[-leeyay, -laysay]
f.mg2Dafdaf samayn.
Fal / verb
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Qof dafdaf badan; meelo galgal badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Fal aan deggenaan lahayn ee qof ku kaco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dafdaflee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Wax cusboonaysiin ama qurxin.
Qeexid Xigta: Guri, meel ay hawo ka soo gasho u yeelid.
Qeexid Kale: Dhul wax lagu beeri jiray in muddo ah nasin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Aqal meel naacawi ka soo gasho u yeelid.
Qeexid Xigta: Cid hoosaasin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Xoolo jafle samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Ka d.: wax si kedis ah u dhufsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.sh
Qeexid: .r Cod tilmaama socod ama dhawaaq kedis ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-faf, m.l) (muus.)Durbaan yar oo shulushyo bir ah leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]