Qeexid

"Heer korriimo oo marka wiilashu gaaraan dagaalka ka qayb qaadan karaan."

Qeexid Kale

Hab dagaal looga qayb qaato.

Qeexid Xigta

D. ah: wiil gaaray da'dii uu dagaal kaga qayb qaadan lahaa.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dagaalgal oo kali ah:
  • Annaga ma awoodno maanta oo ma haysanno wax hub maaddi ah oo lagu dagaalgali karo..