Qeexid
"Qof shiddoole ah ahaansho."
[-claa, -clayd]
dagaaljecel laa
dagaaljecel layd
f.mg4"Qof shiddoole ah ahaansho."
Wadaag:
/mg1 D./la d.: laba qof ama ka badan waxyeello af ama addin ah isgaarsiin.
f.g
-aalay, -aashay
Wadaag:
Iska horimaad af ama addin ah, waxyeello lays gaarsiiyo oo dhexmara laba qof ama ka badan.
ld dagaalid.
m.l
Wadaag:
Heer korriimo oo marka wiilashu gaaraan dagaalka ka qayb qaadan karaan.
D. ah: wiil gaaray da'dii uu dagaal kaga qayb qaadan lahaa.
Hab dagaal looga qayb qaato.
m.l
Wadaag:
Ciidan dagaallamaya hoggaamin (qof).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) La d.: cid dagaal kula kicid.
f.mg1
Wadaag:
Qof ama dad ka dalaabay degaankoodii cayrnimo awgeed.
ld dagaagid.
m.l
Wadaag:
Cayrnimo awgeed la dalaabid (qof).
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof geesi ah oo tabaha iyo xeeladaha dagaalka yaqaan.
m.l
Wadaag: