Qeexid
ld daganduugid.
ld daganduugid.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax qarin.
Qeexid Xigta: Wax baabi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld daganduug1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Wax aan foojignayn noqosho (nafley).
Qeexid Xigta: Wax dayacan noqosho (alaab, xoolo iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax aan foojignayn ahaansho (nafley).
Qeexid Xigta: Wax dayacan ahaansho (alaab, xoolo iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Ceel, god iwm aasid.
Qeexid Xigta: Wax baabbi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xilli roob shuux ahi ka da'o xeebaha gobollada koonfureed, taasoo ku beegan dhammaadka dabshidka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-llo, m.dh) Weel bir ka samaysan oo marka ceelasha la qodayo dhoobada lagu qaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-gmay, -gantay; -gmi) Wax la daguugay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -uumay, -uuntay
Qeexid: ld daadduun2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld daadduun1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld daadduumi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld daadduumin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Godob dad u dhexaysay baabbi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld daadduumid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Baabi'inta la baabi'iyo godob dad u dhexeysey. ld dakanaduugid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Iska horimaad af ama addin ah, waxyeello lays gaarsiiyo oo dhexmara laba qof ama ka badan.
Qeexid Xigta: ld dagaalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: /mg1 D./la d.: laba qof ama ka badan waxyeello af ama addin ah isgaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh.kh
Qeexid: Wax dayacan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Cayrnimo awgeed la dalaabid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof ama dad ka dalaabay degaankoodii cayrnimo awgeed.
Qeexid Xigta: ld dagaagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]