Qeexid
"eeg dag. ld dagniin."
"eeg dag. ld dagniin."
Wadaag:
Cid dhibaato aysan filayn gaarsiin ama ka dhaadhicin wax aan jirin; dhagrid; khatalid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld dhaadid.
m.dh
Wadaag:
Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld dhaadid.
m.dh
Wadaag:
U d.: wax, cid u dayacmid.
Ku d.: ku dagmid, ku khatalmid; sigasho; baylahoobid.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Bilaha dayaxa ee muslinka tirsado tan ugu horreysa.
Sadaqo sharciga Islaamku ku waajibiyey hantida qofka muslim ah sannadkiiba mar.
D. ah: neef ari ah oo sadaqadaas loo bixiyo.
m.dh
Wadaag: