Qeexid

"Bilaha dayaxa ee muslinka tirsado tan ugu horreysa."

Qeexid Kale

D. ah: neef ari ah oo sadaqadaas loo bixiyo.

Qeexid Xigta

Sadaqo sharciga Islaamku ku waajibiyey hantida qofka muslim ah sannadkiiba mar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dago oo kali ah:
  • Mandhera iyo Caasimada Dagoodiye ama Dagoodi oo ah Wajeer Beeshan waxey caan ku tahey Aqoon yahano marka la joogo wadamada dereska waxey ka hayaan Maamulo aad u sareeya oo ilaa heer wasiiro ah.
  • Deegaanka Labaatan-jiroow oo uu ayaxu ku dagay iyadoo dadka deegankaas ay horay u sheegeen in khatar weyn uu ku keeni karo haddii Ayax uu ku dago deegaannadooda.