Qeexid
"ld dihin."
[-hnaa, -hnayd]
dahan naa
dahan nayd
f.mg4"ld dihin."
Wadaag:
Wax ilixir loo yeelay ahaansho; daah lahaansho.
f.mg4
-hnaa, -hnayd
Wadaag:
Geed weyn oo harac ah.
Dhismo hoos leh, qabriyada laga ag dhiso oo Quraanka lagu akhriyo.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Nafley dadka qalata oo hilibkiisa cunta.
m.l
Wadaag:
Shimbir yar garbaha, ka madow, baalashana midab dahabi ah ku leh; caddadhuuni.
m.dh
Wadaag:
Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa.
D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin.
Bannaan.
m.dh
Wadaag:
eeg dahaaran. ld dahaar naansho dahaarnansho m.l/dh ld dahaarnaan.
m.f.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax dusha uga dhegsan.
m.l
Wadaag:
Dhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax dusha uga dhejin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof geesi ah oo tabaha iyo xeeladaha dagaalka yaqaan.
m.l
Wadaag: