Qeexid
"(-amay, -antay; -ami) Gammaan ama awr aad u daalid."
"(-amay, -antay; -ami) Gammaan ama awr aad u daalid."
Wadaag:
(-aaman, m.l) (c.nafl.) Nudo adag oo tiiriyayaal ah, ha ahaadaan laf ama carjaw kuwaas oo sameeya fuqa hoose ee xayawaanka qaarkood, gaar ahaan lafdhabarleyda. Shaqada ugu weyn ee daamanku waxa weeye inay ilkaha ka caawiyaan qaniinyada iyo calaalinta cuntada.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Tabardarro awgeed dhicdhicid.
f.g1
Wadaag:
(fiis.) Noqodka hir jabaq ee dul (gebi ama buur) xoogaa innaga fog ay soo celisay, oo ka laciifsan jabaqdii asalka ahayd. Faraqa waqtiga ee ayoonka iyo jabaqda asalka ah, waxa ay muujisaa fogaanta gebiga ama buurta iwm.
m.l
Wadaag:
Daal badan oo ku yimaadda gammaanka iyo awrta marka ay socod dheer galaan.
ld dakaamid.
m.dh
Wadaag:
Fallaar aan dheg lahayn oo sida waranka u dhuuban; lama saaro mariid, waxaa loogu talaggalay in ay wax naafayso.
m.dh
Wadaag:
Ubad fardood oo dheddig.
Qof dumar ah oo qaba mingis.
m.dh
Wadaag:
Wax aan foojignayn ahaansho (nafley).
Wax dayacan ahaansho (alaab, xoolo iwm).
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(f.g) Wax wasakh marin.
(f.mg) Wax, wax kale ka fiican ahaansho.
Ku dh.: wax, wax kale ku beddelasho.
f.g
Wadaag:
Faras ciyid.
Dawan, lacag qaddaaddiic ah iwm sanqarid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Ku d.: wax, wax kale ku qasan noqosho. ld darsan2.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Hadal badan oo aan laga fiirsan ku hadlid. ld dulqan2.
f.mg1
Wadaag: