Qeexid
"Godob dad u dhexaysay baabbi'in."
[-gay, -gtay]
dakanaduug2 ay
dakanaduug2 tay
f.g1"Godob dad u dhexaysay baabbi'in."
Wadaag:
Baabi'inta la baabi'iyo godob dad u dhexeysey. ld dakanaduugid.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Gammaan ama awr aad u daalid.
f.mg1
Wadaag:
Daal badan oo ku yimaadda gammaanka iyo awrta marka ay socod dheer galaan.
ld dakaamid.
m.dh
Wadaag: