Qeexid

"(-rro, m.dh) Xubinta taranka ee ragga; gus."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dakar oo kali ah:
  • Dalkan hal qof inuu dhexda ku marto, innaguna aynu aamusnaano oo lahayste u noqono nabadgelyada waa in ka mudakarnaa oo waa in aynu diidno oo nidhaahno heshiis maaha, mana tixgelinayno, sidaa haddii aynaan yeelinna weligeen dood uun baynu ku jiraynaa.
  • Inkastoo laga yaabo in saxaafadduba marmar iyo dhif khashiimid isticmaasho, laakiin waxay muddakar ku yihiin qaranimada iyo u yeedhyeedhida nabadda.