Qeexid
Sariir, kursi iwm ku dul raaxaysasho.
Qeexid Xigta
Biyo ku dul maraabayn (markab ama doon).
[-keeyay, -kaysay]
f.mg2Sariir, kursi iwm ku dul raaxaysasho.
Biyo ku dul maraabayn (markab ama doon).
Fal / verb
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Wiil dadku sharaysto oo marka uu dhalanayo qaarka dambe soo hormariya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Ilmo dhalanayo, qaarka dambe soo hormarin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-nno, m.dh) Gabadh dadku sharaysto oo markay dhalanayso qaarka dambe soo hormariya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -weeyay, -weysay
Qeexid: ld daawee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -keeyay, -keysay
Qeexid: Hanti seko u bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -keeyay, -kaysay
Qeexid: Cid ganaax weyn saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Wax cusboonaysiin ama qurxin.
Qeexid Xigta: Guri, meel ay hawo ka soo gasho u yeelid.
Qeexid Kale: Dhul wax lagu beeri jiray in muddo ah nasin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Xubinta taranka ee ragga; gus.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Caano la lulayo biyo yar ku darid.
Qeexid Xigta: Wax tixgelin dheeraad ah siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -ceeyay, -caysay
Qeexid: Wax dac ku wasakheyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Nafley, nafley kale oo geel ah daro ku qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dabakeen3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Aqal meel naacawi ka soo gasho u yeelid.
Qeexid Xigta: Cid hoosaasin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Kubbad si xoog leh u laadid.
Qeexid Xigta: Khayaano faa'iido weyn ku helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -keeyay, -keysay
Qeexid: Laako dhalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Ka d.: wax, wax kale gadaashooda socosho ama taagnaan.
Qeexid Xigta: Ka d.: cid xushmadeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -weeyay, -weysay
Qeexid: Wax jirran daawo siin.
Qeexid Xigta: Mushkilad dad ka dhex taagan xallin. ld daaweysii, dawee, daweysii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -keeyay, -keysay
Qeexid: Wax taako ku cabbirid.
Qeexid Xigta: Wax taako u dhigid. ld taaki.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Ku d.: cid hore loogu duulay ku rogaal celin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]