Qeexid
"ld daqar1."
"ld daqar1."
Wadaag:
Tiir dheer oo qori ah ama bir ah oo doonyaha iyo maraakiibta dhexdooda laga taago oo farnaanka iyo shiraaca celiya.
Qar hoos u dheer.
m.l
Wadaag:
Weel ka sameysan bir, qori, harag oo xoolaha biyo loogu shubo.
Dhisme dhagax iyo shamiinto ka samaysan oo xoolaha biyo loogu shubo.
In xoolo ah oo isku mar ka wada cabta. 4. D. ah: dadkii hore.
m.l
Wadaag:
Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado.
Lebbis.
m.l
Wadaag:
Xabad.
(-rar, m.l) Daloolka yar ee haruubka dhiisha ama haanta.
(-rar, m.l) Cuf yar oo la geliyo daloolka haruubka dhiisha ama haanta. 4. Hilib jiir ah oo sararta inteeda dambe ee araxda xigta saaran.
m.l
Wadaag:
Xarig gaaban, xaskul ka samaysan oo awrka labada lugood ee hore looga xiro si uusan u foogaan.
Xarig ama suun jilcan oo saca labada lugood ee dambe looga xiro marka la maalayo.
Midab casaan ah oo ilkaha dadka qaarkii yeeshaan.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dhaawac madaxa gaara oo aan lafta jebin. ld dakhar1.
m.l
Wadaag:
Qof gabow dartiis, isku daran noqday. ld laclac1.
m.l
Wadaag:
Qof gabow dartiis erayada uu sheegayo aan la garan karin. ld laclac2.
f.mg1
-ulay, -ushay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax dusha uga dhegsan.
m.l
Wadaag:
Qof dhaqaalihiisu liito oo aan heli karin wax nolol maalmeedkiisa dhaafsiisan. ld dabyar.
m.dh.u
Wadaag: