Qeexid

"Harag rogob ka gurid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dal2 oo kali ah:
  • Markii Imaam Axmed Ibraahim Garaad (Gurey) la dilay sanadkii 1543kii, ciidankii uu hogaaminayeyna ay dib ugu soo laabtay xaruntoodii Harar, waxaa soo muuqday firaaq hogaamineed oo la soo gudboonaadey adal2 Saldanadda iyo shucuubtii ay mas'uulka ka ahayd.