Qeexid

"dala'1 m.l ld dhama'1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dala oo kali ah:
  • Wuxuu kaloo sheegay Madaxweynaha DF in Dowlada ay diyaar u tahay wada hadal ay la gasho Isbahaysiga Mucaaradka ku sugan wadanka Eritrea isagoo tilmaamay in wada hadaladaas ay furmi doonaan bisha soo socota kadib markii uu Mucaaradku ogolaaday wada hadalo.
  • "Waa mid la rumeysan yahay in shaqsiyaad kasoo jeeda dalalka galbeedka ay ku biireen kooxda argagaxisda ah ee Somalia" ayuu yiri sarkaal ka tirsan CIA-da Mareykanka oo u waramay saxaafada.