Qeexid
"ld dalow 1. Dal qalaad iska aadid."
Qeexid Xigta
eeg dalaaw2.
"ld dalow 1. Dal qalaad iska aadid."
eeg dalaaw2.
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Dhul bannaan oo aan dhir waaweyn lahayn.
m.dh
Wadaag:
Darxumo awgeed oo qof dalkiisa uga haajiro. ld dalaw1 (2).
m.l
Wadaag:
Dad ama xoolo, wax darxumo iyo rafaad ka muuqdo noqosho.
Ceel, biyo ka gurid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
D. ah: xoolo ama dad darxumo iyo rafaad ka muuqdo.
D. ah: ceel biyihii ka gureen.
ld dalaafid.
m.l
Wadaag:
Erey lagu dhawaaqo marka qof dumar ah la furaayo. ld dalaaqo, dalqad.
m.dh
Wadaag:
Qof, darxumo awgeed dalkiisa uga haajirid. ld dalaw2.
f.mg1
-aabay, -awday
Wadaag: