Qeexid
"Dad ama xoolo, wax darxumo iyo rafaad ka muuqdo noqosho."
Qeexid Xigta
Ceel, biyo ka gurid.
[-fay, -ftay]
dalaaf2 ay
dalaaf2 tay
f.mg1"Dad ama xoolo, wax darxumo iyo rafaad ka muuqdo noqosho."
Ceel, biyo ka gurid.
Wadaag:
D. ah: xoolo ama dad darxumo iyo rafaad ka muuqdo.
D. ah: ceel biyihii ka gureen.
ld dalaafid.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Halamacoodka xuubka isha iyo baalasha kaasoo gaduuta oo barara soona daaya biyo ama malax.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Dhul bannaan oo aan dhir waaweyn lahayn.
m.dh
Wadaag:
Erey lagu dhawaaqo marka qof dumar ah la furaayo. ld dalaaqo, dalqad.
m.dh
Wadaag:
Darxumo awgeed oo qof dalkiisa uga haajiro. ld dalaw1 (2).
m.l
Wadaag:
Qof, darxumo awgeed dalkiisa uga haajirid. ld dalaw2.
f.mg1
-aabay, -awday
Wadaag:
Iyadoo waajibka xajka la gudanayo, kacbada wareeg ku samayn.
Socod badan oo warwareeg ku jiro samayn.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
dala'so f.mg3 (-'saday, -'satay) Cid khayaano yar oo aan wax lagu yeelayn ku samayn.
Wadaag: