Qeexid
"Naag dalqaddeeda siin."
[-qay, -qday]
dalaaq3 ay
dalaaq3 day
f.g1"Naag dalqaddeeda siin."
Wadaag:
Erey lagu dhawaaqo marka qof dumar ah la furaayo. ld dalaaqo, dalqad.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Dhul bannaan oo aan dhir waaweyn lahayn.
m.dh
Wadaag:
Dad ama xoolo, wax darxumo iyo rafaad ka muuqdo noqosho.
Ceel, biyo ka gurid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Qof, darxumo awgeed dalkiisa uga haajirid. ld dalaw2.
f.mg1
-aabay, -awday
Wadaag:
D. ah: xoolo ama dad darxumo iyo rafaad ka muuqdo.
D. ah: ceel biyihii ka gureen.
ld dalaafid.
m.l
Wadaag:
Darxumo awgeed oo qof dalkiisa uga haajiro. ld dalaw1 (2).
m.l
Wadaag:
dala'so f.mg3 (-'saday, -'satay) Cid khayaano yar oo aan wax lagu yeelayn ku samayn.
Wadaag: