Qeexid
Darxumo awgeed oo qof dalkiisa uga haajiro. ld dalaw1 (2).
Darxumo awgeed oo qof dalkiisa uga haajiro. ld dalaw1 (2).
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -aabay, -awday
Qeexid: Qof, darxumo awgeed dalkiisa uga haajirid. ld dalaw2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dalow 1 (3). Baaldi.
Qeexid Xigta: ld dalaaw1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -laabay, -lawday
Qeexid: ld dalaaw2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: D. ah: xoolo ama dad darxumo iyo rafaad ka muuqdo.
Qeexid Xigta: D. ah: ceel biyihii ka gureen.
Qeexid Kale: ld dalaafid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dalaaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Naag dalqaddeeda siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Erey lagu dhawaaqo marka qof dumar ah la furaayo. ld dalaaqo, dalqad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-dyo, m.dh) Dhul bannaan oo aan dhir waaweyn lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Dad ama xoolo, wax darxumo iyo rafaad ka muuqdo noqosho.
Qeexid Xigta: Ceel, biyo ka gurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dala'so f.mg3 (-'saday, -'satay) Cid khayaano yar oo aan wax lagu yeelayn ku samayn.
Qeexid: dala'si m.l ld dala'sasho.
Qeexid: dalaadala fk. Si aayar ah.
Qeexid: dala'2 f.mg1 (-l'ay, -la'day; -l'i) ld dhama'2.
m.dh
Qeexid: ld dalaaq2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: dala'sad m.l ld dala'sasho.
Qeexid: dala'1 m.l ld dhama'1.
Qeexid: dala'sasho m.f.dh eeg dala'so. ld dala'sad, dala'si.
m.f.dh
Qeexid Kale: ld dalaaq1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (daaw.) Sarsaridda meel oogada ka mid ah oo dhiig ku guntamay la sarsaro iyadoo dhiigga toobin looga soo nuugayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: (daaw.) Meel oogada ka mid ah oo dhiig ku guntamay, si toobin dhiigga looga soo nuugo sarsarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]