Qeexid

"(-byo, m.dh) Codsi ballanqaad leh oo cid wax lagu weyddiisto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dalab oo kali ah:
  • Saraakiisha QM ee gargaarka ayaa sheegay in dalabkaan deeqda ah ee ugu dambeeya loogu talo galay in wax looga qabto baahida hadhsan ee ciraaqiyiinta ilaa iyo sanadka dabo yaaqadiisa.
  • "Dowlada Somalia waxay ku celinaysaa dalabkeedii ahaa in gacan laga siiyo iyaga iyo AMISOM sidii ay uga adkaan lahaayeen xoogaga hubeysan ee dagaalka kula jira sida Al-shabaab" ayuu yiri wasiirka.