Qeexid
"(-lbo, m.l) Qallooc yar oo lugaha gala oo labada law isu soo dhawaadaan."
"(-lbo, m.l) Qallooc yar oo lugaha gala oo labada law isu soo dhawaadaan."
Wadaag:
(-byo, m.dh) Codsi ballanqaad leh oo cid wax lagu weyddiisto.
m.l
Wadaag:
(-lbay, -labtay; -lbi) Codsi ballanqaad leh oo wax lagu weyddiisanayo sameyn.
f.g1
Wadaag:
dala'so f.mg3 (-'saday, -'satay) Cid khayaano yar oo aan wax lagu yeelayn ku samayn.
Wadaag:
dala'so f.mg3 (-'saday, -'satay) Cid khayaano yar oo aan wax lagu yeelayn ku samayn.
Wadaag:
Cudur leh shuban oo ku dhaca dhasha xoolaha markay dambar badan nuugaan.
ld doog2.
m.dh
Wadaag:
dalag geddis m.l (-yo ..., m.dh) Habka beerashada oo ku salaysan in dalagyo kala duwan lagu beero dhul isku mid ah, si gaar ah oo isku xigta.
Wadaag: