Qeexid
"Beer, dalaggii hore ee ku beernaa mid ka duwan ku beerid."
[-iyay, -isay]
dalaggedd yay
dalaggedd say
f.g2"Beer, dalaggii hore ee ku beernaa mid ka duwan ku beerid."
Wadaag:
dalag geddis m.l (-yo ..., m.dh) Habka beerashada oo ku salaysan in dalagyo kala duwan lagu beero dhul isku mid ah, si gaar ah oo isku xigta.

U h.: cid meel ay ku nasato ama cafimaadka hesho geyn.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
dala'so f.mg3 (-'saday, -'satay) Cid khayaano yar oo aan wax lagu yeelayn ku samayn.