Qeexid

"(-lmay, -lantay; -lmi) Wax asqo hayso noqosho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dalan oo kali ah:
  • Dhanka kale Wasiirka Warfaafinta ahna Ra'iisulwasaare ku xigeenka Dowlada Faderaalka Soomaaliya Axmed Xaaji C/salaan ayaa shalay sheegay in dhawaan si rasmi ah uu u furmi doono garoonka diyaaradaha Muqdisho wadahadalana ay socdaan.
  • Baadiyoow waa ninkii yiri Soomaaliya wadaaddo argagixiso ah iyo Ethiopia ayaa ku dagaallamaya mucaadalana (equation) ka saaray dadkii dhibku ku dhacay oo waddankooda lagu soo duulay.