Qeexid
"Socod noqnoqosho leh oo laba meel oo kala fog la isaga goosho."
Qeexid Xigta
ld dalandoolid.
"Socod noqnoqosho leh oo laba meel oo kala fog la isaga goosho."
ld dalandoolid.
Wadaag:
Socod noqnoqosho leh laba meel oo kala fog isaga gooshid.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Cayayaan caanallusha la eg isku bahna yihiin oo hargaha iyo lafahaba xagata. ld dalandoolyo.
m.dh
Wadaag:
Meel yar furan, wareegsan oo wax ka bannaan.
Saddex qaybood oo wax loo qaybshay middood. ld duleel1.
m.l
Wadaag:
Socodka la socdo waqtiga qorraxdu kulushahay; baqool. ld dhalandhoolid.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Sarsaridda meel oogada ka mid ah oo dhiig ku guntamay la sarsaro iyadoo dhiigga toobin looga soo nuugayo.
m.l
Wadaag:
Qof la dalaandalay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Daloollo badan oo uu weel iwm yeesho.
Iimo; ceebaal. ld dulduleel1.
m.l
Wadaag:
Wax la deldelay ahaansho. ld deldelan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Qalab afka laga saaro weelasha si aysan wax ugu dhicin.
ld daboolid.
m.l
Wadaag:
Wax dhalankooda beddedid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
dala'so f.mg3 (-'saday, -'satay) Cid khayaano yar oo aan wax lagu yeelayn ku samayn.
Wadaag: