Qeexid
"Socod noqnoqosho leh laba meel oo kala fog isaga gooshid."
[-oolay, -ooshay]
dalandool2 olay
dalandool2 oshay
f.mg1"Socod noqnoqosho leh laba meel oo kala fog isaga gooshid."
Wadaag:
Socod noqnoqosho leh oo laba meel oo kala fog la isaga goosho.
ld dalandoolid.
m.l
Wadaag:
Cayayaan caanallusha la eg isku bahna yihiin oo hargaha iyo lafahaba xagata. ld dalandoolyo.
m.dh
Wadaag:
(-lo, m.dh) (baay.) Dalool ku dhex yaallo saytobalaasanka unug noolkaas oo ay ka buuxaan hawo, biyo, dareerayaal kale, dheecaan ama saxarro cunto ah. Unugyada dhirta, had iyo jeer waxay leeyihiin dalool weyn oo keliya, laakiin unugyada xayawaanku inta badan waxay leeyihi in dhowr dalool oo yaryar.
m.l
Wadaag:
Qorrax kulul ku socosho; baqoolid.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
(daaw.) Meel oogada ka mid ah oo dhiig ku guntamay, si toobin dhiigga looga soo nuugo sarsarid.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Qof la dalaandalay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax la deldelay ahaansho. ld deldelan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax dhalankooda beddedid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
dala'so f.mg3 (-'saday, -'satay) Cid khayaano yar oo aan wax lagu yeelayn ku samayn.
Wadaag: