Qeexid
"Cayayaan caanallusha la eg isku bahna yihiin oo hargaha iyo lafahaba xagata. ld dalandoolyo."
"Cayayaan caanallusha la eg isku bahna yihiin oo hargaha iyo lafahaba xagata. ld dalandoolyo."
Wadaag:
Socod noqnoqosho leh oo laba meel oo kala fog la isaga goosho.
ld dalandoolid.
m.l
Wadaag:
Socod noqnoqosho leh laba meel oo kala fog isaga gooshid.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Qof la dalaandalay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax dhalankooda beddedid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax dalool u yeelid. ld duleeli.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la deldelay ahaansho. ld deldelan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Cid qorrax kulul ku socodsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) D./iska d.: hadal badan oo aan macno lahayn ku hadlid.
f.mg1
Wadaag:
Waaxda saddexaad ee degmooyinka xiddigaha, xilliga dayrta.
Roobka xilliga dayrta da'a.
Raar meydka looga sameeyo geedaha korkooda.
m.dh
Wadaag: