Qeexid
Si celcelis ah u turanturrood.
[-ceeyay, -caysay]
f.mg2Si celcelis ah u turanturrood.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Masiibo.
Qeexid Xigta: ld dalankicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -kici) Masiibo la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dalankac1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dalankacee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -ceeyay, -caysay
Qeexid: Wax dac ku wasakheyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Wax asqo hayso noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dalankac1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hadal badan oo aan nuxur lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Ilmo, socod barasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la deldelay ahaansho. ld deldelan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: D. ah: ilmo socod barad.
Qeexid Xigta: ld dalandalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) D./iska d.: hadal badan oo aan macno lahayn ku hadlid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dala'si m.l ld dala'sasho.
Qeexid: dala'2 f.mg1 (-l'ay, -la'day; -l'i) ld dhama'2.
Qeexid: dala'1 m.l ld dhama'1.
Qeexid: dala'sad m.l ld dala'sasho.
Qeexid: dala'sasho m.f.dh eeg dala'so. ld dala'sad, dala'si.
Qeexid: dala'so f.mg3 (-'saday, -'satay) Cid khayaano yar oo aan wax lagu yeelayn ku samayn.
f.mg1
Labdhedig: -oolay, -ooshay
Qeexid: Socod noqnoqosho leh laba meel oo kala fog isaga gooshid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Qof la dalaandalay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]