Qeexid
"Qof dalbo leh."
"Qof dalbo leh."
Wadaag:
Cudur candhada geela ku dhaca oo ibaha xira. ld daboolo, ibadaboole, ibadaboolo.
m.l
Wadaag:
Dalab sameyn (qof).
Ciidan amar siin.
Isu baaqid (turub).
f.g3
-baday, -batay
Wadaag:
Qalab afka laga saaro weelasha si aysan wax ugu dhicin.
ld daboolid.
m.l
Wadaag:
Weel iwm si ayan wax ugu dhicin afka wax ka saarid.
Wax muuqaalkooda qarin.
f.g1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Meel yar furan, wareegsan oo wax ka bannaan.
Saddex qaybood oo wax loo qaybshay middood. ld duleel1.
m.l
Wadaag:
(-lo, m.dh) (baay.) Dalool ku dhex yaallo saytobalaasanka unug noolkaas oo ay ka buuxaan hawo, biyo, dareerayaal kale, dheecaan ama saxarro cunto ah. Unugyada dhirta, had iyo jeer waxay leeyihiin dalool weyn oo keliya, laakiin unugyada xayawaanku inta badan waxay leeyihi in dhowr dalool oo yaryar.
m.l
Wadaag:
Meel yar, furan, wareegsan, bannaan yeelasho (wax). ld duleel2.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Wax dalool u yeelid. ld duleeli.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: