Qeexid

"(-do, m.l) Taag; tiiro."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dalcad oo kali ah:
  • Akhyaartayada indhaha kuuskuusanaw, waxaynu taaganahay dalcadii aan warka idinkaga soo daadin jiray, waxaana maanta si Alla ogyahay odhan doona Weriye Mr.
  • Midig ayaanu u baydhnay oo dalcadda karasharka, dariiqa ka dillaaca ayaanu marnay.