Qeexid

"Wax cusboonaysiin ama qurxin."

Qeexid Kale

Dhul wax lagu beeri jiray in muddo ah nasin.

Qeexid Xigta

Guri, meel ay hawo ka soo gasho u yeelid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb