Qeexid
"Jilcinta lagu sameeyo caw, maqaar iwm iyadoo qalab gaar ah la adeegsanayo."
Qeexid Xigta
Daaweynta muruq jirran iyadoo faraha la adeegsanayo. ld daliigid.
"Jilcinta lagu sameeyo caw, maqaar iwm iyadoo qalab gaar ah la adeegsanayo."
Daaweynta muruq jirran iyadoo faraha la adeegsanayo. ld daliigid.
Wadaag:
Cad dhuuban, dheer oo ka samaysan maro, caw, maqaar iwm.
Xarriiq dheer, dhuuban oo wax ku dul taal.
m.dh
Wadaag:
Caw, maqaar iwm qalab gaar ah oo looga tala galay ku jilcin.
Muruq jirran faraha ku daaweyn.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-imo, m.l) Summad jiitin ah oo ariga daanka looga dhigo.
m.dh
Wadaag:
Caw, maqaar iwm kala jeexid.
Ka d.: qof dhar, darajo iwm si sharaf darro ah uga qaadid.
Ka d.: mindi, seef iwm galka ka saarid.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
/dh (-llo, m.dh/-lo, m.l) Markhaati cad oo wax xaqiiqnimadiisa lagu caddeynayo.
m.l
Wadaag:
Jiif raaxo leh dhabarku hooseeyo; xusullaysi.
ld dangiigid. ld dingiig1.
m.l
Wadaag:
Dareere guduudan, wadnahu qaybiyo, halbowlayaasha nafleyda qaarkeed ku wareega oo nafaqada siiya.
Caadada dumarku bishiiba hal mar helo; xayl.
Dil.
m.l
Wadaag:
ld daldal1, daldalaad, deldel1, deldelaad, deldelid daldalmid m.f.dh eeg daldalan2.
m.f.dh
Wadaag: