Qeexid
"Caw, maqaar iwm qalab gaar ah oo looga tala galay ku jilcin."
Qeexid Xigta
Muruq jirran faraha ku daaweyn.
[-gay, -gtay]
daliig3 ay
daliig3 tay
f.mg1"Caw, maqaar iwm qalab gaar ah oo looga tala galay ku jilcin."
Muruq jirran faraha ku daaweyn.
Wadaag:
Cad dhuuban, dheer oo ka samaysan maro, caw, maqaar iwm.
Xarriiq dheer, dhuuban oo wax ku dul taal.
m.dh
Wadaag:
Jilcinta lagu sameeyo caw, maqaar iwm iyadoo qalab gaar ah la adeegsanayo.
Daaweynta muruq jirran iyadoo faraha la adeegsanayo. ld daliigid.
m.l
Wadaag:
Caw, maqaar iwm kala jeexid.
Ka d.: qof dhar, darajo iwm si sharaf darro ah uga qaadid.
Ka d.: mindi, seef iwm galka ka saarid.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
(-imo, m.l) Summad jiitin ah oo ariga daanka looga dhigo.
m.dh
Wadaag:
/dh (-llo, m.dh/-lo, m.l) Markhaati cad oo wax xaqiiqnimadiisa lagu caddeynayo.
m.l
Wadaag:
ld daldal1, daldalaad, deldel1, deldelaad, deldelid daldalmid m.f.dh eeg daldalan2.
m.f.dh
Wadaag:
ld daldal1, daldalaad, deldel1, deldelaad, deldelid daldalmid m.f.dh eeg daldalan2.
m.f.dh
Wadaag: