Qeexid

"(-llo, m.dh) D. ah: qof dullinimo ka muuqato."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daliil oo kali ah:
  • Maxaa yeelay uurka waxaa loo adeegsadaa sidii inuu yahay daliil cad oo muujinaya in ay sinaysatey10.
  • الواجب: Waajibka waa waxa sugan ee la isku faray Kitaabka ama Sunnada, daliilna uusan lahayn inuu yahay mid loo baahan yahay iyo inuu yahay shardi, qofkii sameeyana uu leeyahay ajar loona ciqaabayo qofkii ka taga cudur la’aan.