Qeexid

"Caw, maqaar iwm kala jeexid."

Qeexid Kale

Ka d.: mindi, seef iwm galka ka saarid.

Qeexid Xigta

Ka d.: qof dhar, darajo iwm si sharaf darro ah uga qaadid.

Wadaag: