Qeexid

"ld daliishasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daliishad oo kali ah:
  • Fuqahada kuwa u arka inay waajib tahay in khudbada Jimcada lagu jeediyo Carabiguna waxay daliishadeen in nebi Muxamed (SCW) uusan weligi jeedin khudbo aan Af Carabi ahayn iyo inuu dhanbaallada uu boqorrada u diro Carabi ku qori jirey?
  • Goormaa iigu danbeysay inaan idiin soo daliishado aayad iyo xaddiis?