Qeexid
"Si khasab ah oo qof dal kale jooga dalkiisa lagu geeyo."

Wadaag:
daloolin cad-hunguri m.dh (daaw.) Hawl qalliimeed ee lagu sameeyo dalool hungurigacad luqunta dhexdeeda si neefta loogu furo qof ay ka xirantay sida qofka qaba: gawracatada, ama shey: (badhan, lacag iniin iwm) oo gudaha ku dhacay oo neefta xira.

Ruqso qof hal mar ku geli karo dal shisheeya; fiiso.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Ruqso qoraal ah oo qof loogu oggolaado in uu dal shisheeye ku deggenaado.
m.l
Wadaag: