Qeexid
"(-gyo, m.dh) Ruqso qoraal ah oo qof loogu oggolaado in uu dal shisheeye ku deggenaado."
"(-gyo, m.dh) Ruqso qoraal ah oo qof loogu oggolaado in uu dal shisheeye ku deggenaado."
Wadaag:
D. ah: neef xoolo ah oo aan sabada ceelka dhaafin.
m.l.kh
Wadaag:
T. ah: qof socdaal ah oo aan dhabbaha ka leexanayn.
T. ah: Qof safar ku jira oo weli aan gaarin meeshii uu u safraayay; jid-kujoog.
m.l.kh
Wadaag:
Ruqso qof hal mar ku geli karo dal shisheeya; fiiso.
m.l
Wadaag:
Si khasab ah oo qof dal kale jooga dalkiisa lagu geeyo.
m.dh
Wadaag:
Nooc dabaasha ka mid ah oo qofka dabaalanaya la moodo inuu taaganyahay. ld dabaajoogle, dabaaljoogto, dabbaaljoog dabaaljoogle m.l ld dabaaljoog.
m.l
Wadaag: