Qeexid
"(-rro, m.dh) Baasaboor."
"(-rro, m.dh) Baasaboor."
Wadaag:
Ruqso qof hal mar ku geli karo dal shisheeya; fiiso.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Ruqso qoraal ah oo qof loogu oggolaado in uu dal shisheeye ku deggenaado.
m.l
Wadaag:
Si khasab ah oo qof dal kale jooga dalkiisa lagu geeyo.
m.dh
Wadaag: