Qeexid
"Khudrad, hilib, dufan iwm oo la isku shiiqay."
Qeexid Xigta
ld dallicid.
"Khudrad, hilib, dufan iwm oo la isku shiiqay."
ld dallicid.
Wadaag:
(f.g) Khudrad, hilib, dufan iwm isku shiilid.
(f.mg) Dallacaad helid (qof).
f.g
Wadaag:
Xanuun ka dhaca dumarka uurka cusub leh; waxaana lagu yaqaan: madaxwareer, candhuufo badni, mantag iyo ninka qaba oo ay jamato ama ay nacdo.
m.l
Wadaag:
ld qallaco. Laba qalbac ee qori la kala jeexay oo geela wax diida faruuryaha inta xarig lagula qabto looga xiro, si marka uu xanuunsado uu u oggolaado dhashiisa ama mid kale ama uu u oggolaado.
Shiraac doon oo dhuuban oo daqalka korkiisa lagu xiro.
m.l
Wadaag:
D. ah: meel barwaaqo ama biyo leh oo aan lagu badnayn.
D. ah: aan ciriiri ahayn; waxa ku jira si wanaagsan ugu filan; ballaaran.
m.dh.kh
Wadaag:
Qof shaqadiisu tahay in uu dadka wax u kala iibiyo.
Hantida qof dadka wax u kala iibiya qarash ahaan u qaato. ld dillaal1, dullaal1.
m.l
Wadaag:
Qof, wax uusan lahayn xalaalaysasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: