Qeexid
"Suugo aan hilib lahayn."
"Suugo aan hilib lahayn."
Wadaag:
Ku d.: meel barwaaqo ah ama biyo badan ku keliyaysasho.
f.mg3
-shaday, -shatay
Wadaag:
(f.g) Khudrad, hilib, dufan iwm isku shiilid.
(f.mg) Dallacaad helid (qof).
f.g
Wadaag:
Wax aan waxtar la ahayn.
Wax shuruud la'aan ama lacag la'aan lagu helo.
m.l
Wadaag:
D. ah: meel barwaaqo ama biyo leh oo aan lagu badnayn.
D. ah: aan ciriiri ahayn; waxa ku jira si wanaagsan ugu filan; ballaaran.
m.dh.kh
Wadaag:
Khudrad, hilib, dufan iwm oo la isku shiiqay.
ld dallicid.
m.l
Wadaag:
Qof shaqadiisu tahay in uu dadka wax u kala iibiyo.
Hantida qof dadka wax u kala iibiya qarash ahaan u qaato. ld dillaal1, dullaal1.
m.l
Wadaag:
(-shash, m.l) Dhismo kor ka dadan, hareeraha ka furan oo carshaanta, baraakoyinka, mundullada iwm hortooda lagu dhiso.
m.l
Wadaag:
ld dallad. Qalab ka samaysan saab bira ah iyo maro ku tolan oo qorraxda iyo roobka laga galo.
Baarashuud.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Meel kor ka dadan oo dhinacyaha ka furan oo wax lagu gato ama la harsado. ld dallaalin.
m.dh
Wadaag: