Qeexid

"Qof, derajo u kordhin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dallacsii oo kali ah:
  • Bartamihii Siddeetameeyadii ayuu Yaxye shaqo ka billaabay Safaaraddii Mareykanka ee Muqdisho, halkaas oo durbadiiba loo dallacsiiyey jagada Isku Xiraha Dowladda Somaliya iyo Safaaradda Mareykanka.
  • Siyaad Barre oo ahaa askari aqoon-gaab ah, Talyaanigu u dallacsiiyey sarkaal boolis ah sanadkii 1954, waxa uu ahaa qabijliiste ma naxe ah,.