Qeexid
"Aqal meel naacawi ka soo gasho u yeelid."
Qeexid Xigta
Cid hoosaasin.
[-leeyay, -laysay]
dalle eeyay
dalle aysay
f.g2"Aqal meel naacawi ka soo gasho u yeelid."
Cid hoosaasin.
Wadaag:
Wax cusboonaysiin ama qurxin.
Guri, meel ay hawo ka soo gasho u yeelid.
Dhul wax lagu beeri jiray in muddo ah nasin.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Qof, wax dalleen hayo ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Fadal samayn. ld fadli2.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Meel bannaan oo aan dugsi lahayn.
D. ah: meel cidla' ah.
m.dh
Wadaag:
Wax qarribid.
Ku h.: qof wax ku aaminid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Ilmo markaa dhashay booqashadiisa ugu horrayn (dhaqankuna wuxuu qabaa in ilmahaas dabeecaddiisu ay u ekaato midda qofkaas hore). ld billee.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Farax iyo guul ku jirid.
Wax rajo ku eegid. ld naalloo.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Khudrad, hilib, dufan iwm oo la isku shiiqay.
ld dallicid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Khudrad, hilib, dufan iwm isku shiilid.
(f.mg) Dallacaad helid (qof).
f.g
Wadaag:
D. ah: meel barwaaqo ama biyo leh oo aan lagu badnayn.
D. ah: aan ciriiri ahayn; waxa ku jira si wanaagsan ugu filan; ballaaran.
m.dh.kh
Wadaag: