Qeexid
"eeg dalooli. ld duleelin."
"eeg dalooli. ld duleelin."
Wadaag:
daloolin cad-hunguri m.dh (daaw.) Hawl qalliimeed ee lagu sameeyo dalool hungurigacad luqunta dhexdeeda si neefta loogu furo qof ay ka xirantay sida qofka qaba: gawracatada, ama shey: (badhan, lacag iniin iwm) oo gudaha ku dhacay oo neefta xira.

eeg daldalooli. ld daldaloolis, dulduleelin, dulduleelis.
m.f.dh
Wadaag:
Wax dalool u yeelid. ld duleeli.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax daloollo badan yeelid. ld dulduleeli.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Bir af dhuuban oo girgirro leh oo alwaaxda, birta iwm lagu dalooliyo. ld duleeliye.
m.l
Wadaag:
Meel yar, furan, wareegsan, bannaan yeelasho (wax). ld duleel2.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Meel yar furan, wareegsan oo wax ka bannaan.
Saddex qaybood oo wax loo qaybshay middood. ld duleel1.
m.l
Wadaag:
(-lo, m.dh) (baay.) Dalool ku dhex yaallo saytobalaasanka unug noolkaas oo ay ka buuxaan hawo, biyo, dareerayaal kale, dheecaan ama saxarro cunto ah. Unugyada dhirta, had iyo jeer waxay leeyihiin dalool weyn oo keliya, laakiin unugyada xayawaanku inta badan waxay leeyihi in dhowr dalool oo yaryar.
m.l
Wadaag:
Daloollo badan oo uu weel iwm yeesho.
Iimo; ceebaal. ld dulduleel1.
m.l
Wadaag:
Wax meel wada yaal hadba in ka qaadasho.
f.g3
-ashay, -alatay
Wadaag:
Si khasab ah oo qof dal kale jooga dalkiisa lagu geeyo.
m.dh
Wadaag: