Qeexid

"(c.nafl.) Xubinta codku ka sameysmo, hawadana sambabada ayay ku duwda, waxay ku taal hunguriga cad dushiisa, waxay ka sameysantahay sagaal carjowood oo ay isu hayaan seedo iyo muruqyo xuub gaduudan ayaa ku dadan, waxa ku dhexyaal laba joog o xargaha codka ah oo sameeya codka. ld dalqe."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dalqo oo kali ah:
  • Boolo ama Boolo Boolo waa shimbir dalqo weyn leh oo afka biyo ama malaay ku qaadato. shumbirtaan waxee u badan tahay meelaha biyo deegaanka ah ama xeebaha.
  • Boolo ama Boolo Boolo waa shimbir dalqo weyn leh oo afka biyo ama malaay ku qaadato. shumbirtaan waxee u badan tahay meelaha biyo deegaanka ah ama xeebaha.