Qeexid
"(daaw.) Halaamacoodka dalqada iyo xargaha codka waxa keena baktiiriya, fiirus ama walax kimikaad iwm."
Qeexid Xigta
(daaw.) Halaamacoodka cunaha qaybta dhabxanagga ka dambeysa. Waxay sameysaa cuno xanfaf waxana sida badan la socda quman.

Wadaag:
(c.nafl.) Xubinta codku ka sameysmo, hawadana sambabada ayay ku duwda, waxay ku taal hunguriga cad dushiisa, waxay ka sameysantahay sagaal carjowood oo ay isu hayaan seedo iyo muruqyo xuub gaduudan ayaa ku dadan, waxa ku dhexyaal laba joog o xargaha codka ah oo sameeya codka. ld dalqe.
m.dh
Wadaag:
Hadal badan oo iyadoo aan laga fiirsan lagu hadlo.
ld dalqamid. ld dulqan1.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Hadal badan oo aan laga fiirsan ku hadlid. ld dulqan2.
f.mg1
Wadaag:
Ka d.: qof wax uu ogyahay in uu sheego ku khasbid.
Ku d.: si qasab ah cid afka wax uga siin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Sixir lagu sameeyo qof la doonayo wax uu ogyahay in uu sheego.
m.dh
Wadaag: