Qeexid

"Dhul saac leh oo aan qaniin lahayn; Carrasan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dalsan oo kali ah:
  • . Ururrada UMMADa, RAYS, XAQSOOR iyo DALSAN umay gudbin xisbiyo Qaran iyadoo aad la socotaan in dastuurku caddeeyay inuu dalku yeelanayo saddex xisbi oo kaliya.
  • Weligay ma gabyin, laakiin taliska Dalsan dulmaygay wadaan ayaa gabaygan iga keenay: Waa duni ninkii sheekh ahaa ku dulmiyaaye!